Xaaskkii Sheekh Aboud Rogo oo lagu xukumay 10-Sano oo Xabsi ah (Daawo Sawirro)

Maxkamad kutaala magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta dalka Kenya ayaa 10-sano oo xabsi ah ku riday xaaskii Sheekh Aboud Rogo Mohammed oo Sanadkii 2012kii lagu dilay Magaalada Mombasa. Hania Sagar oo aheyd Xaaskii Sheekh Rogo ayaa lagu eedeeyay in ay taageertay koox weerar ku qaaday saldhig booliis oo kuyaala magaalada Mombasa, waxaana weerarkaasi lagu dilay sadex … Continue reading Xaaskkii Sheekh Aboud Rogo oo lagu xukumay 10-Sano oo Xabsi ah (Daawo Sawirro)